Appka Daweeye ka hel dhamaan adeegyada daryeelka caafimaadka。

最新版本

版本
更新
2023年12月20日
开发者
Google Play ID
安装次数
1,000+

App APKs

Daweeye APP

Habka is Diwaan galinta Appka Daweeye

- Appkanwaxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga,Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya,Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta 啊。

Habka isticmaalka APPka Daweeye

1. Waxa aad dalban kartaa adeegyadan hoos ku xusan adiga oo isticmaalya habkan。
Fiiro Gaar 啊:- halka sarewaxaad isku badalan kartaa labada luuqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga。

A. Adeega Booqo dhakhtar(拜访医生):- Marka aad doorato adeegan pincha kuu soo baxaya magaalooyinka, dabdeedna takhasusaadka, intaa ka dib pincha kuu soo baxaya dhakhaatiirta takhasuska aad dooratay ku jira。 dhakhtarka aad rabto ayaad ka qabsan kartaa balanta maalinta iyo wakhtiga ama wateraad u qaban kartaa qof kale sida Caruurtaada。 Intaa ka dibwaxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee Balamahayga。

B. Farmasi(药房):- Adeegan pinchaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan, dabadeed pinchaad ku darsanaysaa Salada(购物车)
, intaa ka dib pinchad soo dalacaysaa (上传) warqada dictoorku kuugu qoray dawada (处方) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin。 intaa ka dib pincha laguu soo dirayaa dawada ama shayga aad dalbatay adiga oo gurigaaga jooga。
Fiiro Gaar 啊:Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta Hooyada dhalaanku uma Baahna 处方。

C. Booqasho Guri(家访):- Adeegan Waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xalaad Degdeg ahi(紧急情况) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee guriga kula degan la soo gudboonaato。 Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto in uu dictoorku kuugu yimaado Guriga。 Intaa ka dib pincha kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad 啊。
Fiiro Gaar 啊:- APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada。
- Adeegyada ay bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka ay u qorayaan Bukaanada ay booqdaanwaxa ay ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed。
阅读更多内容

广告