Daweeye APP
- Appkan waxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga, Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya, Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta อ่า
Habka isticmaalka APPka ดาวีอาย
1. วักซา อะด ดัลบัน การ์ตา อะดีกียาดัน ฮูส คู ซูซาน อาดิกา อู อิสติคมาลยา ฮับกัน
ฟิอิโร กาอาร์ ah:- halka sare waxaad isku badalan kartaa labada luuqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga
A. Adeega Booqo dhakhtar ( เยี่ยมชม Docotor): - Marka aad doorato adeegan waxa kuu soo baxaya magaalooyinka, dabdeedna takhasusaadka, intaa ka dib waxa kuu soo baxaya dhakhaatiirta takhasuska aadjira ประตู ดักห์ตาร์กา อาด รับโต อะยาด กา กอบซัน การ์ตา บาลันตา มาลินตา อิโย วัคติกา อะมะ วาซาด ยู กาบาน การ์ตา กอฟ คะเลสีดา การูร์ตาดา Intaa ka dib waxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee บาลามะไฮกา
B. Farmasi (ร้านขายยา) :- Adeegan waxaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan, dabadeed waxaad ku darsanaysaa Salada (รถเข็น)
, intaa ka dib waxad soo dalacaysaa (อัปโหลด) warqada dictoorku kuugu qoray dawada (กําหนด) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin. อินตา กา ดิบ วาซา ลากู ซู ดิรยา ดาวาดา อะมา ไชกา อาด ดัลบาเต อดิกา อู กูริกากา จูกา
Fiiro Gaar ah: Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta Hooyada dhalaanku uma Baahna ใบสั่งยา
C. Booqasho Guri (เยี่ยมบ้าน):- Adeegan waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xaalad Degdeg ahi (ฉุกเฉิน) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee deguriga latok. Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto ใน uu dictoorku kuugu yimaado Guriga. Intaa ka dib waxa kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad อะ
ฟิอิโร กาอาร์ อา:- APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada
- Adeegyada ay bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka ay u qorayaan Bukaanada ay booqdaan waxa ay ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed