앱카 Daweeye ka Hel dhamaan adegyada daryeelka cafimaadka.

최신 버전

버전
업데이트
2023. 12. 20.
개발자
카테고리
Google Play ID
설치 수
1,000+

App APKs

Daweeye APP

Habka is Diwaan galinta Appka Daweeye

- Appkan waxa la isku diwaan galiyaa habka caadiga ah adiga oo magacaaga, Emailka iyo Taleefan lambarkaaga isku diwaan galinaya, Sidoo kalena samaysanaya furaha sirta ah.

Habka isticmaalka APPka Daweeye

1. Waxa aad dalban kartaa adegyadan hoos ku xusan adiga oo isticmaalya habkan.
Fiiro Gaar 아:- 할카 사레 왁사아드 isku badalan kartaa labada luuqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriisiga.

A. Adeega Booqo dhakhtar(의사 방문):- Marka aad doorato adeegan waxa kuu soo baxaya magaalooyinka, dabdeedna takhasusaadka, intaa ka dib waxa kuu soo baxaya dhakhaatiirta doortakhasuska a j dhakhtarka aad rabto ayaad ka qabsan kartaa balanta maalinta iyo wakhtiga ama waxaad u qaban kartaa qof kale sida Caruurtaada. Intaa ka dib waxad helaysaa warqada Cadaynta ee xiliga Balantaada adiga oo ka eeganaya Qaybta hoose ee Balamahayga.

B. Farmasi (약국) :- Adeegan waxaad ka dalban kartaa dawada aad rabto adiga oo dooranaya qaybaha kala duwan ee dawooyinku ku kala jiraan, dabadeed waxaad ku darsanaysaa Salada (장바구니)
, intaa ka dib waxad soo dalacaysaa (업로드) warqada dictoorku kuugu qoray dawada (처방전) hadii ay dawadaasi tahay mid aan dhakhtar la'aan la bixin karin. intaa ka dib waxa laguu soo dirayaa dawada ama shayga aad dalbatay adiga oo gurigaaga jooga.
Fiiro Gaar 아: Caanayowga iyo xafaayadaha ku dhex jira qaybta Hooyada dhalaanku uma Baahna 처방.

C. Booqasho Guri(가정 방문):- Adeegan waxad ka dhex dalban kartaa dhakhtar gurigaaga kuugu yimaada hadii xaalad Degdeg ahi(비상) kula soo gudboonaato ama cida aad jeceshay ee ona soatoo kulagud degan Waxaad Dooranaysaa Wakhtiga aad rabto in uu dictoorku kuugu ymaado Guriga. Intaa ka dib waxa kula soo xidhiidhaya hawl wadeenada daweeye iyaga oo ku siinaya Magaca Dictoorka iyo Lambarkiisa iyo faahfaahin dheeraad ah.
Fiiro Gaar 아:- APPka Daweeye ma aha Xarun Caafimaad balse waa dhexdhexaad isku xidha Adeeg Bixiyayaasha Caafimaadka iyo Bukaanada.
- Adeegyada ay bixiyaan dhakhaatiirtu iyo dawooyinka ay u qorayaan Bukaanada ay booqdaan waxa ay ku xidhanyihiin Go'aanadooda Xirfadeed.
자세히 알아보기

광고