Kitaabka Arbaciinka APP
O aplicativo também tem o Alcorão Sagrado para visualização ou download, bem como os 40 provérbios Hadith em inglês e em francês.
Kitaabka Arbaciinka ceraa inoo akhrinaya sheekh Cumar Faaruuq, Ilaahey Janatul Fardwosa haka waraabiyo, anagana Ilaah hanagu anfaco.
App somali kan waxaa ku jira 40ka xadiithka ee Nabiga.
Kitaabka cera uu ku baxayaa Af Somali, kitaabkoo akhrisna isla applicationka ayaa ku jiraa.
Naga raadi erayadan Duruus, Somali, Somália, iyo kuwa kaleba waan soo wadnaa InshaaAllah.