Kitaabka Arbaciinka APP
L'applicazione ha anche il sacro Corano per la visualizzazione o il download, così come i 40 detti Hadith in inglese e in francese.
Kitaabka Arbaciinka waxaa inoo akhrinaya sheekh Cumar Faaruuq, Ilaahey Janatul Fardwosa haka waraabiyo, anagana Ilaah hanagu anfaco.
L'app somala kan waxaa ku jira 40ka xadiithka ee Nabiga.
Kitaabka waxa uu ku baxayaa Af Somali, kitaabkoo akhrisna isla applicationka ayaa ku jiraa.
Naga raadi erayadan Duruus, Somalia, Somalia, iyo kuwa kaleba waan soo wadnaa InshaaAllah.