Somalo Mercato Telematico SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce

Ultima versione

Versione
Aggiornare
25 gen 2025
Sviluppatore
Categoria
Google Play ID
Installazioni
100.000+

App APKs

Soomar APP

HORUDHAC
--------------------

Somalo Mercato Telematico (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga Dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay ISKU raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga elicottero karo, mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto cera kasta oo aad u baahato.
Waa Scarica-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Ganacsatadana wey è diiwaangelin Karaan ka dib Ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Shopping: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, Supermercati, elettronica, Carwooyinka, cancelleria, di mobili, Pezzi-parti iyo wixii la metà ah waaad Arki kartaa ganacsi Kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-DAHAB, E- MAAL, Mastercard, Visa card.
 viaggio: -
waxaa ka Heli kartaa agenzie Dhamaan viaggi adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-DAHAB Iyo E-MAAL, MASTERCARD, CARTA VISA.
Ø Ristoranti:
 waxaa ka arki kartaa oo ka aad iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.
Ø Università:
waxaa ku jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Facoltà-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Tassa-ga, Xiliyada uu semisterka Bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo.
Ø Ospedali:
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa medico-ka daneyneyso waxana si fudud u bissina kartaa lacagta Ticket-ka-ka dottore.
 Tv e Radio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la Socon Karaan warbaahinta Progam-bla, sidoo cavolo wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos Ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 Auto: -
waxaad booqan karaa oo DHex wareegi kartaa Geerash-bla (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modelli-ka, waxaad Kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo cavolo ka metà adeegeenna ah
Ø Le banche-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 Kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-bla, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa Wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa Messaggio u Diri karto.
-inaa ka iibsan karto
Ulteriori informazioni

Pubblicità