Somalia Pasar Online SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce

Versi Terbaru

Versi
Memperbarui
25 Jan 2025
Kategori
Google Play ID
Instal
100.000+

App APKs

Soomar APP

HORUDHAC
--------------------

Somalia Pasar Online (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga Dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay AANI fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo, mar waa meel aa kusoo bandhigo Karto adeega aad u heyso bulshada marna waa Suuq aad ka iibsan Karto lilin kasta oo aad u baahato.
Waa Ambil-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Ganacsatadana wey adalah diiwaangelin Karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Belanja: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, Supermarket, elektronik, Carwooyinka, Stationery, Furniture, Spare-bagian iyo wixii la pertengahan ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-Dahab, E- mAAL, MASTERCARD, VISA CARD.
 Travel: -
waxaa ka heli kartaa Agen Perjalanan Dhamaan adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha Aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Tiket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-DAHAB iyo E-MAAL, MASTERCARD, KARTU VISA.
 Restoran:
 waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.
 Universitas:
waxaa ku Jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Fakultas-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Biaya-ga, Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo.
 Rumah Sakit:
waxaa ku Jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Dokter-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Tiket-ka Dokter-ka.
 Tv dan Radio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la Socon Karaan Progam-yada warbaahinta, sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, Toos ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 Mobil: -
waxaad booqan karaa oo DHEX wareegi kartaa Geerash-Yada (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, model-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo kale ka mid ah adeegeenna
 Bank-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA ugu MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan Karto adeeg-Yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici Karto si Toos ah isla aplikasi-ka dhexdiisa
-inaa Pesan u Diri Karto.
-inaa ka iibsan Karto
Baca selengkapnya

Iklan