Tafsiirka APP
Appkan waxa uu ka koobanyahey Tafsiirka Quraanka Kariimka oo uu inoo sharxayo Sheikh Mohamed Dirir, Ilaahey kheyr iyo xasanaat haka siiyo, anagana dhamaanteen Allah ha nagu anfaco.
Waxaad naga raadisaa erayadan: Somali, Tafsiirka quraanka, Tafsiir, Duruus and hadith.