Questa applicazione contiene le lezioni dello sceicco Xuseen Cali Jabuuti. L'app elenca tutte le lezioni audio e video, nonché altri riferimenti ai libri islamici.
App-kan waxaad ka haleysaan muxaadarooyinkii qiimaha badnaa ee Sheekheena weyn Sheekh Xuseen Cali Jabuuti. Muxaadarooyinka wey badanyihiin waana ku dareenaa muxaadarooyin cusub mar walba iyo muuqaalo