Buley data waxaad ka heleysaa adeeg internet qiimo jaban

Latest Version

Version
Update
Jan 18, 2025
Developer
Category
Google Play ID
Installs
10+

Buley Data APP

Shirkada buley data waa shirkad aad ka iibsan karid internet ka ugu qiimaha jaban buley data waxaa kuugu diyaar ah shirkadaha bixiya adeeg internet sida Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel, Somlink.

Hanaanka lacag bixin aad ku adeegsan karid buley data waa

•⁠ ⁠EVC PLUS
•⁠ ⁠JEEB
•⁠ ⁠eDAHAB

Ku dooro buley data

Qiimo jaban
Adeeg deg deg ah 24/7
Read more

Advertisement