Quraanka Kariimka -Af Soomaali APP
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Muxamed Dabadii، oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed محمد عليه السلام. svg geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.